Home arrow News in Somali
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:20
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 07 2008
Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale oo Cambaareysay Dilalka iyo Af-Duubka Hay,adaha Samafalka
Written by Ali Moallim   
Monday, 07 July 2008

Muqdisho, (insidesomalia.org) - Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha ayaa waxay si kulul u cambaareysay kooxihii ka dambeeyay fal dil ah oo xalay loo geystay Madaxii Xafiiska Hay’adda UNDP ee magaalada Muqdisho.
 
Madaxa baarista Xad-gudubyada Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanha Cabdullaahi Calas Jimcaale ayaa sheegay in Xaruntooda ay si weyn uga murugeysan tahay dilka iyo af-duubka loo geysanayo dadka bulshada u qidmeynaya.

“Dilalka loo geysanayo Dadka bulshada u adeegaya ee samafalka wada, haddii ay sii socdaan waxaa hubanti ah in la weyn doono dadka bulshada indhaha u ah, sidaas darteed waxaan codsaneynaa in laga shaqeeyo sidii arrimahaas looga hortegi lahaa”ayuu yiri Cabdullaahi Calas Jimcaale.
 
Cabdullaahi Calas Jimcaale waxaa uu intaas ku daray in falalka dilka  iyo af-duubka ah ee ka dhacaya Soomaaliya, gaar ahaan Magaalada Muqdisho ay yihiin kuwo ka dhan ah Shareecada Islaamka, Dhaqanka Soomaalida iyo Xeerarka Caalamiga ah ee la isla wada aqoon yahay.
 
“Waxaan ku baaqeynaa in ay Dadka Soomaaliyeed noqdaan kuwo nabadeed oo xuquuqdooda ilaashada, isla markaana ka hor-taga wax kasta oo xadgudub ah”ayuu mar kael yiri Cabdullaahi Calas Jimcaale oo ku cel celiyay in haddii ay sii socdaan xadgudubyada ceynkan oo kale ah ay dabar go’i doonaan dadka bulshada u dhaqdhaqaaqa.
 

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >